Gaari ambulance ah oo lagu wareejiyay maamulka degmada Riyo-Xidho ee Soomaliland.

0
127

Baladwayne (Radio Beerlula )-Isuduwaha Wasaardda Caafimaadka ee gobolka Togdher ayaa gaadhi ambulance iyo dawooyiin ku wareejiyay degmada Riyo Xidho ee gobalkaasi.

Munaasabada lagu wareejinay ambulance ta iyo daawooyiinka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka gobalka Togdheer, Bahda Caafimaadka, Odayaal iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey