Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Maamulka Somaliland ayaa gaari ambulance ah iyo dawooyin ku wareejisay maamulka Magalada Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer.
Munaasabadda wareejinta agabkan Caafimaad iyo gaariga ambulance ta ah ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Cafimaadka maamulka Somaliland,maamulka Gobalka Togdheer,kan degmada Burco iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajib Aweys Isaaq


