Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Maamulka Somaliland ayaa gaari gurmadka deg dega ah ee Ambulance iyo dawooyin cafimaad ku wareejisay maamulka cusbitaalka Guud ee magalada Ceerigaabo ee Gobalka sanaag.
Munaasabadda wareejinta gariga iyo dawooyinka cafimaad ayaa waxaa Goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Cafimaadka maamulka Somaliland,maamulka Gobalka sanaag,kan degmada Ceerigaabo iyo habda cafimaadka magaaladasi.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq
Audio Player

