Gaari bas ah oo lagu wareejiyay saraakiisha xabsiga dhexe ee Xamar.

0
76

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddiga gaarka ah xabsiyada Barlamaanka Jamhuuriyadda Fardaraalka Soomaliya ayaa gaadiid Bas ah ku wareejiyay maamulka Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Gadiidkaan maanta lagu wareejiyay maamulka Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa Hori waxaa Gudiga ugu wareejisay wasaaradda gadiidka iyo Duulista Hawada dowladda soomaliya.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq