Gaari loogu tala galay gurmadka deg deg ah oo lagu wareejiyay wasaaradda caafimaadka Puntland

0
77

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda caafimaadka ee maamulka putland ayaa kala wareegtay hay’adda Badbaadada caruurta (Save The Children) gaari Ambulus ah kaasoo loogu talagalay in loogu adeego bulshada ku nool degmada Jariiban ee Gobolka Mudug.

Munaasabada gaariga lagu wareejinayey ayaa wxaa goob joog ahaa Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka maamulka putland iyo Masuuliyiin kale oo ka socday Haya’ada Save The Children.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey