Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaawo Cabduqaadir Cusmaan waa gabar da-yar oo ku nool magaalada Muqdisho isla markaana qoyskeeda ka oo ka kooban 8 ruux ka maareeyso shaqada caseeyaha taasi oo ay caan ku yihiin wiilasha da-da yar .
Goobaha ay dadka ku badanyihiin ayeey ugu takta ragga si ay ugu caseeyso kabaha iyadoo cel celis ahaan maalinkii ka hesho ku dhawaad sedex doolar oo ay u geeyso hooyadeed oo xanuunsan halka aabaha qoyskaan uu ka xanuunsanyahay maskaxda.
Warkan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


