Baladweyne (Radio Beerlula)-Saciido Maxamed waa gaber 17 sano jir xaamilo ah oo ku nool Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay u istaagtay sidii nolohsha qoyskooda ugu maareeyn lahayd Shaqada baalashka.
Saciido ayaa waxa ay shaqadaan baalashka ka meereeysaa shan caruur , Hooyo iyo Aabbe kuwaas oo ku nool kaam ku yaalo Degamada Dayniile.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.