Gabar danyar oo ku xanuunsan Baladweyne oo dalbatay in lasoo caawiyo

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Iqro Maxamed Daa’ud waa gabar Soomaaliyeed oo kunool Magaalada Baladweyne isla markaana mudo halsano ah la xanuunsan jug ka soo gaartay laf dhabarta kadib markii ay la gadoontay Mooto bajaaj.

Iqro ma awoodo qarshkii ay kutagi laheed dhaqtar maadama ay kasoo jeedo qoys danyar ah.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.