Baledweyne ( Radio Beerlula )- Drs Xamdi Cali Xasan oo kamid ah bahda Caafimaadka ee magaalada Baladweyne wax ku baratay ayaa isku xilqaantay ineey gurigeeda ku daweeyso dadka danyarta gaar ahaan barakacayaasha .
Dawooyinka ugu muhiimsan ee lagula tacaallo xanuunada Gaaska,Malaariyada ,Infakshanka iyo kuwo kale ayeey ku diyaarisay gurigeeda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


