Gabar ku nool Baladweyne oo la timid hal abuur ganacsi oo cusub

0
158

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iqra Cabdi Geedi oo kamid ah dhallinyarada magaalada Baladweyne ayaa la timid hal abuur ganacsi iyadoo soo saarta ama sameysa saliida iyo kareemada tinta la marsado.

Kareemada iyo saliida ay soo saarto Iqra Cabdi Geedi ayaa ka sameysan nuucyo kala duwan oo ka mid ah dhirta ka baxda dalkeenna.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.