Gabdhaha ku shaqeysta xirfadda qaadista sawirada oo ku soo badanaya Baladweyne.

0
175

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qaadista sawirada oo ah mid ah u baahan xirfad iyo dhabar adeyg ayay sannadihii la soo dhaafay ku dhiiradeen inay gabdho badan ku biiran goobaha lagu qaado sawirada iyo warbaahinta gudaha ee Magaalada Baladweyne.

Xirfaddan oo markii hore ay ku badnayeen raga ayaa waxaa hadda ku soo batay gabdhaha ku shaqeysta.

Warbixintan waxaa  Inoo haya Maxamed Cabdi Sanee