Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenka saxafiyiinta ah ee ka Howlgala magaalada Baladweyne ayaa dadaal ugu jira sidii looga hortagi lahaa gudniinka fircooniga.
Wariyaashan ayaa warbaahinta ka bilaabay barnaamijyo iyo fariimo bulshada loog wacyegilinayo ineey joojiyaan gudniinka fircooniga.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.