Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeqdan xoolaha oo ay bixisay Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa la gaarsiisay xarunta lagu xanaaneeyo Gabdhaha agoonta ah ee degmada Boondheere.
Caruurtan agoonta ah ayaa hilib ahaan loogu qeybiyay deeqda si ay farxadda maalmaha ciida ay ula soo qaataan waalidiintooda
Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibrahim