Gabdho bartay farsamada gacanta oo tababar loogu soo xeray Muqdisho

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu soo xiray tababar gabdho bartay farsamada gacanta sida Tolista Dharka , Cilaan saarka iyo Qurxinta Dumanarka islamarkaana ka aflaxday Akademiyadda Hano.

Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, maamulka Machadka Hano, iyo waalidiinta ardayda.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here