Gabdho guri u dhisay hooyo danyar ah oo ku nool Ceelwaaq

0
164

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gabdho Soomaaliyeed oo muxsiin ah oo ku dhaqan Dalka dibadiisa ayaa guri u dhisay hooyo haysta caruur agoon ah oo ku nool degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo taai oo horey u codsatey in loo dhiso guri

 

Dhismaha guryahaan ayaa sidoo kale waxaa ay ugu dareen qalabeynta waxaana ay u mahadcelisey dhamaan dadkii ku garab siiyey in loo dhiso guri ay wada degaan iyada iyo caruurteeda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here