Gabdho ka shaqeeya daryeelka hooyada iyo dhallaanka oo tababar looga furay degmada Baladxaawo

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula)-iskuduwaha wasaaradda caafimaadka maamulka Jubaland uqaabilsan degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo Dr Maxamed Cabdirisaaq Ismaaciil ayaa tababar uga furay magaalada Baladxaawo qaar kamid ah gabdhaha ka shaqeeya daryeelka hooyada iyo dhallaanka

Tababarkaan loo furay gabdhaha ka shaqeeya daryeelka hooyada iyo dhallaanka ayaa qeyb ka ah Barnaamijka Marwo Caafimaad

Maxamed  Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here