Gabdho ku guuleystay Tartan cunto karin ah oo abaalmarino lagu gudoonsiiyay Muqdisho

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Jaamacadda Al-Hayaat ee magaalad muqdisho ayaa qabtay munaasabad abaalmarin lagu guddoonsiisay gabdho ku guuleystay tartanka Cunno karinta ee ay Jaamacadda qabatay.

Munaasabada waxaa ka qaybgalay maamulka Jaamacadda,  macalimiin,  Waalidiin , Dhalinyaro , Ardayda qalinjabinaysay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.