Baladweyne ( Radio Beerlula )-Koox Gabdho ah oo horay u bartay xirfada cilaan saarka kuna nool magaalada Muqdisho ayaa si isxilqaan ah cilaan ugu saaro gabdhaha danyarta ah ee ku nool kaamamka maagalada muqdisho
Gabdhaha ayaa maalintii labaad cilaanka u saari haayo gabdhaha danyarta ah si ay maalinta ciida ula ciidaan caruurta kale ee asaagooda ah.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player