Gabdho saxafiyiin ah oo Tababar loogu qabtay gobolka Banaadir

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-magaalada Muqdisho ayaa loogu soo gabagabeeyey 50 gabdhood Saxafiyiinta ka howlgala Gobalka Banaadir tababar kusaabsan Sheeko sameynta iyo adeegsiga warbaahinta casriga

tababarkaan oo socday mudo Bil ah ayaa waxa soo qaban qaabiyey hay’adda Sowjra waxa kaqeyb galay xiritaanka tababarka Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta XFS Cabdulaahi Xayir Ducaale iyo mas’uuliyiin katirsan hay’adda Sowjra

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi