Gabdho wariyaal ah oo tababar looga furay magaalada Jowhar

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta maamulka Hirshabelle oo kaa shaneeysa Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa magalaada Jowhar tababar uga daah furtay inkabadan 30 gabdhood oo suxufiyiin ah kuwaas oo ka howlgala maamulka Hirshabelle.

Tababarkan oo socon doono mudo 3 maalmood ah ayaa waxa lagu bari doonaa gabadhaha suxufiyiinta ah hab maamulka warbaahinta iyo sida ay uga qayb qaadan karaan hormarinta doorka Gabadhaha ee Saxaafadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey;.