Gabdho wariyaal ah oo tababar loogu soo gaba-gabeeyay Dhuusamareeb

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa tababar kusaabsan sare u qaadista aqoonta gabdha Kujira saxaafada loogu soo gaba-gabeeyey in kabadan 30 saxafiyiin ah oo kagala socda warbaahinta galmudug qeybahooda kala duwan

tababarkan oo socday mudo 3 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaarada Warfaafinta Galmudug oo kaashanaysa wasaarada warfaafinta dalxiiska iyo dhaqanka XFS.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi