Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland Abdisalaan Ali Farah ayaa Hay’adda CARE International kala wareegay labo Gaariga oo ah Toyota ah lagana iibiyay Mashruuca Waxbarashadu Waa Iftiin wajigiisa 4-aad.
munaasabada gaadiidkan lagu wareejinayay ayaa waxaa kusugnaa wasiiro xildhibaano iyo madax kasocotay hay,ada Care.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.