Gadiid loogu talo galay in lagu qaado qashinka oo lagu wareejiyay dowlada hoose ee Berbera.

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkadda gaadiidka ee MATCO ayaa laba gadiid oo ah kuwa laku qaado qashinka ku Wareejisay dowlada hoose ee magaalada Berbera waxaana gaadiidkaas kala wareegay xoghayaha dowlada hoose ee magaalada Berbera Suheyb Maxamed Cali.

Waxa ka qeyb kalay madasha lagu wareejinayey labada gadiid mas’uuliyiin katirsan dowlada hoose ee magaalada Berbera iyo madax katirsan Shirkadda MATCO.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi