Baladweyne (Radio Beerlula)-Suuqa yoobsan ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya mashquul aad u badan iyadoo inta badan ganacsatada ay keeneen dharka noocuyadisa kala duwan kuwasoo isku diyarinayo maalamaha ciida.
Dharka aadka loo iibsado ayaa waxaa ka mid ah kuwa caruurta haweenka iyo raga kasoo inta badan laga keeno magaalada Muqdisho
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


