Ganacsatada Baladweyne oo idaacadda Beerlula ugu hambalyey sannad guurada saddexaad

0
141

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xili lagu guda jiro dabal dega todobaadka sannad guurada sadexaad ee idaacadda Beerlula ayaa waxaa hambalyo iyo bogaadin u diray bahda ganacsatada magaalada Baladweyne iyagoo ku amaanay idaacadda sida wanaagsan ay ugu shaqeyso bulshada ku nool gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here