Ganacsatada suuqa qudaarta degmada Doolow oo codasatay in loo dhiso suuq cusub.

0
128

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hawenka qudaarta ku iibiyo Suuqa qudaarta Degmada Doolow ayaa heysan Hool ama suuq ay ku iibiyaaan qudaarta iyagoo qudaarta ku dhax iibiyo mid ka mid ah wadooyinka ugu mashquulka badan Degmada Doolow.

Hawenkan iibiyo qudarta ayaa noloshoda iyo nolosha reerkoda ka mareyo waxyaabah ay ka helaan qudarta waxeyna dhibtooyin kala kulmaan Gadiidka maro wadad ay ku ganacsadaan.

Warbixintaan waxa soojeedinasa Xaawo Aadan Xuseen.