Baladwayne (Radio Beerlula )-Ganacsadda suuqa Qudaarta Buunda weyn ee Magaalada Baladweyne ayaa codsaday in biyaha ku jira suuqa qudaarta laga caawiyo sidii looga saari lahaa maadaama ay ku dhexe ganacsadaan biyihii ka haray fatahaadii webiga shabeelle.
Suuqadan oo lagu iibiyo nuucyada kala duwan ee qudaarta ka soo go’da beeraha gobolka Hiiraan ayaa waxaa dhibaato weyn u geysatay fatahaadii ku dhufatay Magaalada Baladweyne.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.