Ganacsato ku hanti beelay dab ka kacay suuqa daraawiishta Baladweyne.

0
137

Baladwayne ( Radio Beerlula )Dad ubadan danyar iyo ganacsato yar yar ayaa ku hanti beelay dab ka kacay suuqa wayn ee Daraawiishta ee ku yaalo xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne.

Dadka uu saameeynta ku yeeshay dabka ayaa waxa ay isugu jiraan ganacasatada iibisa agabaka matoorada , Haweenka shaaha kariya , Kuwa Hilibka Ga,da iyo qaybo kale ee katirsan ganacsatada Suuqa.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan