Ganacsiyo casri ah oo laga hirgeliyay Baladweyne iyo dhalinyaro fursado shaqo ka helay.

0
382
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhaliyaro Badan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa shaqa abuur ka helay Tima Jarayaal Casri ah oo laga Hergilyay Magaalada.

Dhaliyaradan ayaa kaga marmay shaqadan iney tahriibaan iyagoona maalin kasta hela lacag dhan  25 dollar.

Qaar kamid ah dhaliyaradan ayaa Radio Beerlula u sheegay iney ku faraxsan yihiin shaqadan ay hayaan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here