Gargaar kala duwan oo lagu wareejiyay Wasaaradda maareeyta Musiiboyinka Jubbaland.

0
162

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka wasaarada Gargaarka maareynta iyo masiibooyinka Jubbaland ayaa deeq gar gaar ah kala wareegay qaar kamid ah dhalinyarada Kismaayo.

Deeqdan ayaa ka koobneed maacuun iyo dhar waxaana loogu talagalah qoysaska ay saameeysay fatahaada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.