Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Garoon cusub oo loogu talagalay in lagu ciyaaro kubada cagta islamarkaana laga hirgaliyey Xaafada Sheakh Asharoow.
Munaasabadan lagu daahfurayey ayaa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Garoonka , Dhallinyaro, Wax garad iyo bahda Ciyaaraha.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


