Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo ururka ciyaaraha degmada guri ceel ayaa xariga ka jaray Garoonka kubada cagta Al-nasiib Stadium ee degmadaasi
Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin degmada milkiilaha garoonka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada guri ceel
waxa soo jeedinaya Xaawo luul Aadan Xuseen


