Garoon kubadda cagta oo laga daah furay magaalada Garoowe.

0
36

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamul goboleedka Puntland ayaa laga furey garoon kubada cagta ah kaasi oo loogu tala galay ineey ku ciyaaraan dhallinyarada Cuslaatay

Garonkan oo ay hergeliyeen dhallinyaro ku nool magaaladaasi ayaa ka sameeyn bacaad lagu wareejiyay darbi dhagax ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.