Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee degmada Kismaayo Daahir Xuseen Cabdi ayaa xarigga ka jaray Garoon macmal ah oo laga hirgeliyey xaafadda Midnimo ee magaalada Kismaayo.
Hirgelinta garoonkan ayaa waxa iska kaashaday Hay’adaha UN Habitat iyo NCR oo fadhigoodu yahay magaalada Kismaayo
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.