Garoon lagu Ciyaari doono kubada Kolayga oo laga hirgeliyay Muqdisho.

0
88

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada muqdisho ee Caasimada Soomaliya ayaa lagu Qabtay Munaasabad lagu Daah-furiyay Garoon lagu Ciyaari doono kubada Kolayga kaasi oo lagu soo kordhiyey isbitaalka dhimirka ee Dr. Xabeeb.

Munaasabadda Daah-furka Garoonka waxaa ka Qeeyb galay Xildhibaano Ka Tirsan Doowladda dhaxe ee soomaliya maamulka isbitaalka iyo Masuuliyiin ka tirsan xeriirka Wasaaradda Ciyaaraha .

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq