Garoonka diyaaradaha Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud oo xariga laga jaray.

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud.

Madaxweynaha oo ay wehliyaan Xubno ka mid ah Golayaasha Dowlada, Maamulka Degmada iyo guddiga dhismaha garoonka Diyaaradaha degmada balanbal ayaa si wadajir xariga uga jaray dhismaha garoonka diyaaradaha oo wajigiisa koobad soo dhamaaday.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim