Garoonka diyaaradaha magaalada Boorama oo la dhagax dhigay.

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Madaxweynaha maamulka Soomaaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa dhagax-dhigay dhismaha garoonka Diyaarahada magaalada Boorama.

Dhagax dhiga Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boorama waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay guddoomiyaha xisbiga WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee golaha wakiillada, xubno kamid ah golaha wasiirrada, madaxda gobolka iyo kuwa degmada iyo madax-dhaqameed kala duwan.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here