Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne oo si rasmi ah loo dhagax dhigay.

0
352

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Xirsi Rooble Aadan , agaasimaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliya Axmed Macalin Xassan iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si wada Jir ah u dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha Ugaas Khalif ee magaalada Baladweyne.waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here