Garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal ka socda gobolka Shabeellaha Hoose oo imtixaan looga furay Baydhabo.

0
91

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaraddda Cadaaladda iyo Garsoorka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Ibrahim Aadan Cali Najax ayaa Magaalada Baydhabo Imtixaan ugu Daahfurey Garsooriyaasha iyo Xeer-ilaalinta Gobolka Shabellaha hoose.

Imtixaanka Waxaa qaadeyey Guddi Madax Banaan oo ay soo magacowdey Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka KGS.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibrahim