Garsoorayaal maxkamadeed oo tababar looga furay Boosaaso

0
110

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xeer illaaliayaha Guud ee Maamulka Puntland Axmed Maxamed Taaran, ayaa Maanta Magaalada Boosaaso tababa ugu furay Garsoorayaal iyo Xeer Illaaliyaal ka socday Goboladda Puntland.

tababarkaan oo socon doona Mudo shan Maalmood ah ayaa Waxaa Fulinaaysa Hay’adda UNDP, iyadoona tababarkaan xubnaha ka qeeybagalay lagu bari doono qaabka loo soo oogo dacwada.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq