Baledweyne ( Radio Beerlula )-Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kala fadhigooda shanaad kulankiisa 21-aad ayaa ansixiyay sharciga xeerka shaqada Soomaliyeed.
Kulanka ayaa waxaa shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo u wehlliyo Gudoomiye ku-Xigeenka labaad Cabdullaahi Cali xirsi.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.