Golaha Aqalka Sare oo Akhrinta 1-aad marsiiyay hindise sharciyeedka howlgabka iyo liiltirka shaqaalaha Rayidka.

0
118

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiye Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo weheliyaan Guddoomiye ku-xigeennada Golaha, Mudane Cali Shacbaan Ibtaahim iyo Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde),ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiis 3-aad oo Ajandihiisu ahaa Akhrinta1-aad ee Sharciga Howlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda.

Inta uu socday Kalfadhiga ayaa lagu faahfaahiyay muhiimadda hindise sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin