Wasiirka Wasaarada Korontadda iyo Biyaha Xukuumada Federalka soomaaliya Jaamac Taqal cabaas oo soo dhaweyay ansixinta Sharciga Korontadda Dalka ayaa sheegay inuu muhiim u yahay kobaca dhaqaalaha dalka iyo maalgashiga caalamiga waxana uu uga mahadceliyay xildhibaanada baarlamaanka federaalka ansixinta sharciga korontada oo ka turjumaya baahida dhabta ah ee shacabka soomaaliyeed u qabeen kobaca dhaqaalaha dalka iyo furitaanka maalgashiga shirkadaha caalamiga ah iyadoo la ilaalinayo maalgashatada wadaniga ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.