Golaha deegaanka dhuusamareeb oo doortay guddoomiye iyo ku xigeen.

0
171

Baladweyne(Radio Beerlula)- Doorashadan oo ay ku loolameen 4 musharax oo isku soo tagay xilka guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb iyo ku xigeenkisa ayaa waxaa ku guuleystay xilka gudoomiyaha degmada Dhuusa mareeb Abdirahman Ali Mohamed “Geedaqorow”halka gudoomiye kuxigeenka Degmada loo doortay mudane Abdisamad Salad Aadan”Dr Sanwayne”

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.