Baladweyne ( Radio Beerlula )-Duqa degmada oodweyne iyo masuulinta kale ee degmada ayaa dhagax dhigay labo aargo oo laga dhisi doono labada kontorool ee magaalada si ay magalada u yeelato bilic
Dhagax dhiga argooyinkan ayaa qeyb ka ah mashruuca iyo dib u dhiska degmada oodweyne kasoo ka qeyb qadan doono bilic soo celinta degmadaasi
waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


