Golaha degmada Sallaxleey oo doortay Duqa magaalada iyo ku xigeenkiisa.

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Golaha deegaanka Degmada Salaxlley ee Gobalka Maroodi jeex ayaa Doortay duqa magaalada iyo ku xigeenkiis.

Doorshada oo ka dhacday magaalada salaxlley ayaa lagu doortay duqa magaalada Sallaxley Eng Maxamed Cabdi Haariye iyo halka ku xigeenkiis loo doortay Maxamuud Baddel Guuleed.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.