Baledweyne ( Radio Beerlula )-Golaha Wakiilada maamulka Jubbaland oo maanta magaalada Kismaayo ku yeeshay kala fadhigooda 5-aad kulankiisa 9-aad ayaa ansixiyay xeer Booliska Jubbaland.
Kullanka xildhibaanada oo shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa waxaa goob joog ahaa lixdan Xildhibaan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.