Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo dhawaan xilka la wareegay ayaa maanta magacaabay Xubnaha Golaha Wasiirrada, Wasiiru-dawlayaal iyo Wasiir Ku xigeennada Somaliland yeelan doonto.
Wasiirada la magacaabay ayuu madaxweynaha ku xushay ineey noqdaan masuuliyiin kasoo bixi kara xilka loo magacabaay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.