Golaha wasiirada dowlad goboleedka hirshabelle oo ka shiray amniga caafimaadka iyo mashaariic horumarineed

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada oo lagu qabtay magaalada Jowhar

Kulanka oo diiradda lagu saaray amniga caafimaadka iyo mashaariic horumarineed oo laga hergeliyay deegaano kamid ah Hirshabelle ayaa warbixino looga dhageeystay Wasiirada Wasaaradaha Amniga,Caafimaadka iyo Maaliyadda.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here