Baladwayne ( Radio Beerlula )-Golayaasha fulinta iyo sharcidejinta ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey heshiis muhiim ah oo horraantii bishan Soomaaliya la gashay dawladda Turkiga.
Heshiiskan ayaa lagu magacaabaa “Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha,” waxaana 8-dii bisha lagu saxiixay dalka Turkiga.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.